Banaan bax looga soo horjeeday Al Shabaab oo maanta la dhigay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ka dhacay banaan bax balaaran oo looga soo horjeeday kooxda Al Shabaab ee dagaalka ka wada qeybo kamid ah gobolka Mudug. Shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayaa isugu soo baxay banaan baxan looga soo horjeeday Al Shabaab , waxa ayna banaan baxayaasha wadeen boorar ay ku qornaayeen … Continue reading Banaan bax looga soo horjeeday Al Shabaab oo maanta la dhigay (Daawo Sawirada)